Together, our members are building businesses and creating jobs. From small shops to community enterprises — we grow together.
ISKAASHIGA XUBNAHA
Wada keyd, wada kor
Sahal SACCO waa iskaashi keyd iyo credit ah oo ay leeyihiin xubnuhu, loo aasaasay horumarinta keydka anshaxa, dhaqaalaha, ganacsiga, iyo horumarka waara ee Soomaaliya.
Wada-hawlgalayaasha
Osob Microfinance
Ministry of Commerce and Industry
UDHIS Somali Union Cooperatives Movement
Waxaan Bixinno
Saamiyada Xubinnimada
Ku lahaaw iskaashigaaga adigoo iibsada saamiyada xubinnimada. Faahfaahinta saamiyada kala xiriir xafiiska.
Learn more →Dividend
Eligible members may receive annual dividends based on cooperative performance and approved distribution.
Learn more →
HADAFKEENA
Sababta Sahal SACCO U Jirto
Sahal SACCO waa iskaashi ay leeyihiin xubnuhu oo bixiya keyd habaysan iyo fursado maalgashi oo anshax leh, taageersan maamul hufan iyo siyaasado xubnaha u cad.
Akhri wax badan oo ku saabsan iskaasheenna
2024
Founded
300
Members
$251,000
Savings
Qiyamkeena
Hufnaan
Kalsooni
Sharciga
Dhaqaale
Wadaag
HIMILO
Inaan noqono SACCO-ga Sharciga u hoggaansan ee hormuudka u ah Soomaaliya.
HADAF
Inaan bixino adeegyo maalgelin iyo maalgashi oo Sharciga u hoggaansan oo loogu talagalay shaqsiyaad, SMES, iskaashi, iyo kooxo Soomaaliya oo dhan.
Sheeko Xubin
Noqo milkiile iskaashi
Xubinnimadu waxay ku bilaabataa shuruudda ugu yar ee saamiyada. Faahfaahin kala xiriir xafiiska.