Membership

How to Join

01

Check whether you have met the requirements

Please prepare the following before applying:

  • Aqoonsi sax ah (National ID ama Passport)
  • Lambar telefoon shaqeynaya
  • Macluumaadka 2 qof oo ehelkaaga ah (Next of Kin)
  • Sawir yar (passport size) haddii loo baahdo
  • Lacagta diiwaangelinta: Xubin $5, Saami $10
02

Fill the Membership Application Form

Complete the membership application form below.

03

That's it! Wait for our team to contact you.

Our team will contact you after review.

WOULD YOU LIKE TO SAVE?

Become a Member Today

Apply Now
Shuruudaha Diiwaangelinta

Codsadaha waxaa laga rabaa:

  • Aqoonsi sax ah (National ID ama Passport)
  • Lambar telefoon shaqeynaya
  • Macluumaadka 2 qof oo ehelkaaga ah (Next of Kin)
  • Sawir yar (passport size) haddii loo baahdo
  • Lacagta diiwaangelinta (Registration fee): Xubin $5, Saami $10
Waajibaadka Xubinta

Markaad ku biirto Sahal SACCO, waxaad oggolaanaysaa inaad:

  • Raacdo dhammaan xeerarka iyo nidaamyada Sahal SACCO
  • Bixiso macluumaad sax ah oo dhammeystiran
  • Si joogto ah u kaydsato, ugu yaraan $10 bishii
  • Ilaaliso anshaxa iyo nidaamka maaliyadeed
Faa'iidooyinka Xubinnimada

Xubnaha waxay heli doonaan:

  • Adeegyada kaydka
  • Maalgelin waafaqsan Shareecada
  • Fursado maalgashi
  • Ka qaybgalka sanduuqyada horumarinta ee Sahal SACCO
Fiiro Gaar ah
  • Dhammaan adeegyada waa kuwa Shareecada waafaqsan
  • Xubinnimada waxaa la ansixinayaa hubinta kadib
  • Sahal SACCO waxay xaq u leedahay inay aqbasho ama diido codsiga

Wax ku darso SAHAL SACCO oo wax ka yeelo.

Application Form

Start your membership application

Complete the form below and we will review your request and contact you shortly.

Optional